Press "Enter" to skip to content

Wasiirka arrimaha gudaha oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowkadda FS mudane Cali Yuusuf Cali -xoosh ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, iyada oo laga hadlay hortabinnada Wasaaradda.

Kulan mirodhalka ah oo ay sidoo kale qeyb ka ahaayeen wasiir ku xigeenka wsaaradda Cadihakiim Ashkir, agaasimaha guud Caydaruus Macallin iyo saraakiil kale oo wasaaradda ka tirsan ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Doorashada, hawlgalka UNTMS, iyo hawlo kale oo hortabin u leh wasaaradda iyo guud ahaan Qaranka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r