Press "Enter" to skip to content

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay danjiraha Itoobiya

Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Suleymaan Dedefo Woshe, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, horumarinta iskaashiga istiraatiijiga, iyo wada shaqeynta dhinacyada ganacsiga, dhaqaalaha iyo amniga.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r