Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika

Pretoria(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqasho sharafeed ugu tagayMadaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Thabo Mbeki.

Booqashada Wasiirka ayaa diiradda lagu saaray is-weydaarsiga aragtiyo ku saabsan  gobolka iyo guud ahaan qaaradda Afrika, iyo sidoo kale doorka hoggaamineed ee Madaxweyne Thabo Mbeki ku leeyahay nabadda, dib-u-heshiisiinta, iyo horumarinta qaaradda Afrika.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r