Press "Enter" to skip to content

Wasiir Cabdulqaadir Maxamed oo Xildhibaan loo doortay

Baydhabo (SONNA): Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204, kadib markii uu tartanka doorashada ee ka dhacday Baydhabo ka tanaasulay Cabdirisaaq Cabdullaahi, oo ahaa musharraxii la tartamayay Wasiir Jaamac.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r