Press "Enter" to skip to content

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka

Muqdisho.SONNA…Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS ayaa soo dhoweynaysaa ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo qaaday dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ansixinta dastuurka ayaa lagu sheegay in y tahay tallaabo taariikhi ah oo lagu qabyo-tiray dastuurkii KMG ahaa,iyadoo saldhig looga dhigay heshiis bulsho oo kala asteynaya awoodaha iyo waajibaadka heerarka kala duwan ee hay’adaha federaalka.

Qoraalkaan taageerada ah ee ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta  ayaa lagu xusay in dadaalka ku aadan ansixinta dastuurka ay xoojinayaan dowlad-wanaagga, isla xisaabtanka iyo wadajirka qaranka Soomaaliyeed.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r