Press "Enter" to skip to content

Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026

Muqdisho- SONNA- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wadaagtay dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska Nootaayooyinka si sharci ah uga diiwaangashan Wasaaradda sannadka 2026, kuwaas oo buuxiyay shuruudaha iyo habraacyada u degsan diiwaangelinta Nootaayooyinka.

Wasaaraddu waxay sidoo kale ku boorrisay dhammaan daneeyaasha iyo shacabka inay la macaamilaan oo keliya Nootaayooyinka si rasmi ah u diiwaangashan, kuwaas oo loo oggolaaday bixinta adeegyada Nootaayada inta lagu jiro sannadka 2026.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r