Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dadaallada dib u eegista dastuurka, ciidamada Danab oo dhoolatus uga qeyb galay dalka dibaddiisa, iyo ciidamada militariga ee ka baxay meelo ka mid ah gobolka Mudug.
Wareysi: Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay arrimo kala duwan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Millatariga Soomaaliya oo la wareegay amniga Baladweyne
- Goobaha casriga ee lagu caweeyo oo ku soo badanaya Hargeysa
- Wareysi: Cali Balcad oo faah-faahiyey kulankii Xasan Sheekh iyo Abiy
- Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyay in ay soo celiyaan xiriirkooda
- Falanqeyn: Soomaaliya oo kursi ka dooneysa Golaha AUPSC
Comments are closed.