Iyadoo toddobaadkan lagu xiray magalada Wajaale ee Gobolka Gabiley wariye Bushaaro Baandey oo ah suxufiyad madaxbanaan, ayay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxay sheegeen inay lagama maarmaan tahay in si deg deg ah loo qabyo-tiro Xeerka Saxaafadda Somaliland.

Wareysi: Ururka suxufiyiinta Somaliland oo ku baaqay qabyo-tirka xeerka saxaafadda
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.