Dadadku amray maanta in lasoo xiro Xeer-ilaalihaya Guud ee Puntland, waxaa ka mid ah wasiirkii hore ee maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal, waxaana uu ka hadlay eedeymaha loo jeediyay iyo amarka Xeer-ilaaliya.

Wareysi: Muxuu ka yiri amarka soo xiristiisa wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.