Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Kansarka naasaha oo ku soo badanaya Soomaaliya

Muqdisho — Bishaan October, waxay meelo badan oo dunida ah ugu asteysan tahay Bisha Wacyigelinta Kansarka Naasaha.

Khubarrada iyo saraakiisha caafimaadka ayaa sameeya olole caafimaad oo ay dadka uga wacyigelinayaan halista cudurkan uu u keeni karo dumarka.

Haddaba, xaaladda cudurka kansarka naasaha ee Soomaaliya iyo sida dumarka iyo gabdhaha yaryarba looga wacyi-geli karo ayuu Nuur Xassan Nuur ka wareystay, Dr. Cawali Cabdullahi oo ah Xoghayaha Ururka Dhaqaatiirta Qalliinka Soomaaliyeed, kana howlgala Isbitaalka Dr. Sumait ee magaalada Muqdisho.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r