Barnaamijka Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa arrimaha ciidamada Soomaaliya, waxaana ku xog wareysaneynaa, Taliyahii hore ee Ciidamada Militariga Soomaaliya, General Odowaa Yusuf Raage oo dhawaan xilka laga qaaday.

Wareysi: Jeneral Odowaa oo dhowaan xilka laga qaaday
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.