Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Qaranka, Maxamed Shiil

Muqdisho — Waxaa maalmahan magaalada Muqdisho ka socday doodo ku saabsan golaha warbaahinta qaranka oo dhowaan la aasasay.

Doodda ugu weyn ayaa ah in golahan ay dowladdu dhistay oo aan laga talo-galin saxaafadda madaxa bannaan.

Haddaba wariyaha VOA-da ee magaalada Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa arrimahan ka wareystay wariye Maxamed Shiil Xasan Shiil oo ah guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Qaranka.

 

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r