Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Macallin Fiqi, ayaa wareysi uu siiyay VOA wuxuu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay war-murtiyeedkii xalay kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran, kaas oo lagu sheegay "inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamayaan laba xisbi qaran.

Wareysi: Fiqi oo faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.