Magaalada Ceel-Cadde ee gobolka Gedo waxaa habeen hore duqeyn xagga cir ah oo ay diyaarado ka geysteen ku geeriyoodey, Sheikh Cabdiraxmaan Sheikh Cabdullahi Cali, oo ahaa guddoonkii waxbarashada ee magaaladaasi iyo Sheikh si weyn looga yaqaano magaalada iyo gobolka.

Wareysi: Ehelada dadkii ku dhintay duqeyntii Ceel-cadde oo faah-faahin bixiyay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.