Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku sugan magaalada Dhuuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug, halkaasi oo la sheegayo inay ka billaabanayaan howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.

Wareysi: Cali Daahir Ciid oo ka hadlay howl-gallada ka billaabanaya Galmudug
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
- Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
- Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
- Duqa muqdisho oo ka hadlay shaqaaqo ka dhacday saldhigga booliska ee degmada Warta Nabadda
- Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay


Comments are closed.