Hawlgallo ay maalmihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso ka samaynayeen ciidamada ammaanka ee gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland, ayaa lagu soo qab qabtay dad aad u tiro badan oo ajaaniib ah oo siyaabo kala duwan u joogay Puntland.

Wareysi: Booliska Bari oo faah-faahiyey howlgallada Boosaaso
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.