Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo la hadlay VOA

Nairobi — Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ah suugaanleyda iyo jilayaasha Soomaaliyeed ayaa VOA uga warramay waayihiisa nololeed iyo xirfadda shaqo uu leeyahay marka laga soo tago fanka.

Maki Xaaji Banaadir ayaa si gaar ah ugu caanbaxay suugaanta iyo riwaayadaha Banaadiriga wariyaha VOA-da Yaasiin Ciise Wardheere oo kula kulmay magaalada Nairobi faah-faahintan noo soo diray.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r