Londo — Waxaa caawa la soo gaba gabeyn doonaa wareega koowaad ee Koobka Kooxaha Horyaallada Yurub. Kooxo caan ah ayaa laga yaabaa in ay haraan ama ay u aadaan ciyaaraha kala sooca ah.
Wararki u danbeeyay waxaa innoo haya, Maxmuud Mascadde.

Published in Gudaha
Comments are closed.