Press "Enter" to skip to content

Warbixin: Waa sidee heerka faqriga ee Soomaaliya?

Muqdisho — Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay, in dalku uu horumar ka sameeyay dhinaca dhaqaalaha ah sanadihii ugu dambeeyay, hase yeeshee uu wali dalka ka jiro faqri.

Heerka saboolnimada ayay warbixintu sheegtay in ay aad ugu badan tahay dadka reer guuraaga ah. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Naiorbi kasoo dirtay Intisar Salax Xuseen.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r