Press "Enter" to skip to content

Warbixin ku saabsan dhageysiga dacwad loo heysto 36 eedeysane oo ajaanib ah

30 qof oo ka mid ah 36 ajaanib ah oo u kala dhashay Iiraan iyo Paaksitaan oo lagu helay kalluumaysi sharci-darro ah ayaa maanta horyimid maxkamadda gobolka Banaadir, iyaga oo racfaan ka qaatay xukunka horey ugu dhacay.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xasan Kaafi Qoyste.

 

Comments are closed.