Press "Enter" to skip to content

Warbixin: Ganacsiga xilliyada habeenka ee Laascaanood

Laascaanood — Biliyooinki u danbeeyay waxaa soo hagaagay heerka nolosha, amniga iyo ganacsiga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo ay sannadihi dhawaa dib u dhigeen colaado uu dhiig badani ku daatay,.

Goobaha ganacsiga, maqaayadaha iyo meheradaha ay ku caweeyaan dhalinyarta ayaa furan ilaa saacadaha danbe ee xilliyada habeenki. Warbixintan waxaa noo soo diray, Cabdikarim Olol.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r