Press "Enter" to skip to content

Warbixin: Doorashadii Somaliland iyo wixii laga bartay

Hargeysa — Shacabka Somaliland ayaa ka wali ka war sugaya natiijada rasmiga ah ee doorashooyinki todobaadki hore ka dhacay guud ahaan deegaannada Somaliland.

Haddaba, sidee ayay u dhacday doorashada, maxaa laga bartay maxayse tahay farriinta ay direyso doorashadan. Warbixin gaar ah oo arrintaasi ku saabsan waxaa Hargeysa kasoo diray, Khadar Maxamed Cakulle.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r