Press "Enter" to skip to content

WAR-SAXAAFADEED: In ka badan 10-dhagarqabe oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Jubaland

Muqdisho (SONNA): Ciidamada gaarka ah ee Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada amniga Dowlad-Goboleedka Jubaland ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaadka Khawaarijta, kaas oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r