Press "Enter" to skip to content

Wanjal

 
Wanjal waa tix gaaban oo uu abwaanku tolkii ku canaantay. Wuxuu muujinayaa sidii uu jeclaan 
lahaa inay ku si foobaan, tafaraaruqa iyo wadajir la’aantana wuu kala dagaalamaya. Wuxuu yidhi: 
 
- Ogaadeen wanaag uma qiraan, wiil u soo baxaye
- Ayagaa wanjala geesigay, wadan lahaayeene
- Warmo iyo abley bay docaha, kaga wareemaane
- Waraabaha cunaayay badhkood, wacad la qaateene
- Cadaawaha ayaga wiiqayey, wanan u loogaane 
 
- Wacdaraha adduunkiyo xilliga, kuma waxqaataane
- Waa niman waqtigu uusan barin, waajibka u yaale
- Waddo lagu midoobiyo maxaa, wadajirka u diiday 
 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r