Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu fashil ku dhammaaday wadahal uu Nairobi kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, sida uu ku sheegay bayaan uu soo dhigay bartiisa rasmiga ah ee Facebook.

Wadahadalladii Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo 'natiijo la'aan' kusoo dhammaaday
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.