Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga Daahfuray xarunta socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ee magaaladaasi taas oo dadku ay ka heli doonaan baasaboorrada iyo adeegyada kale ee socdaalka sida ay sheegeen madax ka tirsan hay’adda socdaalka iyo Jubbaland.

Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo xafiis ka furatay magaalada Kismayo
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.