Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan dalka Talyaaniga, halkaas oo uu uga qeyb galayo shirar ku saabsan arrimaha cunna yarida dunida, qul qulka muhaajiriinta iyo sidii kaabayaasha dhaqaale ee dalka loo horumarin lahaa.
Waa maxay ujeedka safarka madaxweyne Xasan ee Roma?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.