Press "Enter" to skip to content

Taliyaha ciidanka Booliiska oo shirguddoomiyey shirka taliyeyaasha Booliiska

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto, Asad Cismaan Cabdullahi ayaa shir guddoomiyay Shirka Taliyaasha Hoggaanada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa Banaan oo lagu qabtay Taliska Daraawiishta Booliiska

Taliyaha ayaa warbixino ka dhageystay Saraakiisha Sare wuxuu carabka ku adkeeyey in lasii xoojiyo sugida Amniga guud ee Dalka gaar ahaan midka Caasimadda,

Ugu dambeyntii wuxuu kula dardaarmay in ay waajib tahay ilaalinta madax banaanida iyo wadajirka Dalkeena.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r