Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Madaxa Sanduuqa shuhaddada ee dalka Ciraaq

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto, Asad Cismaan Cabdullahi ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Sanduuqa Shuhaddada dalka Ciraaq, Sarreeye Guud, Amjad Al awadi .

Wafdiga ayaa waxay kulamo qorshaysan la qaadan doonaan Ha’adaha kala duwan ee Dawladda, si kor loogu qaado xiriirka wada shaqeyn iyo midka walaalnimo ee ka dhaxeeya labada dowladood.

Soo dhawaynta wafdiga ayaa waxaa, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Yuusuf Cali Maxamed iyo u qeybsanaha xiriirka Carabta Wasaaradda Amniga gudaha ee XFS Ismaaciil Macallin Cabdulle.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r