Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Ciidamada XD oo kormeeray deegaanno lagaa xorreyay Khawaarijta

Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa booqasho dhiiragalin ah ugu tagay geesiyaasha Kumaandooska Gorgor ee ku sugan degaanka Jabad Godone ee gobolla Shabeellaha Dhexe.

Ciidanka Gorgor ayaa maalmahii lasoo dhaafay jabweyn gaarsiiyey Khawaarijta, kuwaas oo laga saaray deegaanno ay ku dhuumaaleysanayeen.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r