Press "Enter" to skip to content

Suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa oo gubtay

Hargeysa — Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe kaddib ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaaladda hargeysa.

Dabka oo Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ayaa saacado kaddib lagu guuleystay in la damiyo, hase yeeshee geystay khasaare maaliyadeed oo xoog leh sida ay xaqiijiyeen saraakiisha.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Hargeysa, Xamze Cali Jeesto ayaa warbixintaan noosoo diray..

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r