Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Dowladda Kuwait Munaasabadda Maalinta Qarankeeda

Muqdisho(SONNA):-Munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dowladda Kuwait awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Amiirka Dowladda Kuwait, Sheikh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, iyo shacabka walaalaha ah ee Dowladda Kuwait.

Soomaaliya waxay si weyn u qadarinaysaa xiriirka taariikhiga ah ee qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal, waxayna rajaynaysaa in la sii xoojiyo iskaashiga iyo wada shaqeynta ku dhisan is-ixtiraam, walaaltinimo, iyo horumarka labada Dal.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r