Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo diyaarinaysa Xildhibaanadii ku matali lahaa Baarlamanka EAC

Muqdisho (SONNA): Guddiga wadajirka ah ee Xulista iyo Doorashada Xildhibaannada Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo uu hogaaminayo guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa maanta soo gaba gabeeyay diyaarinta musharixiinta ka qeyb galeysa doorashada xubnaha sagaalka ah ee Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bariga Afrika.

Guddiga ayaa maanta si rasmi ah usoo gaba gabeeyay diiwaangelinta iyo shahaado guddoonsiinta xubnaha musharrixiinta ah, iyadoo lagu wado in maalinta beri ah ay dhacdo doorashada xubnaha Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r