Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan gudaha dalka.
Daahfurka xeerkan, oo ka dhacay xarunta Hay’adda Qaxootiga Qaranka, ayaa ka dhigan in Soomaaliya, oo kasoo kabaneysa colaado sokeeye oo muddo dheer hareeyay, ay hadda mihangalyo siinayso qaxooti iyo dad ajnabi ah oo dalalkooda kasoo cararay.
Warbixin ku saabsan arrintan waxaa noo haya wariyaha VOA-da, Cabdulqaadir Maxamed Mursal, oo ku sugan Washington.

Soomaaliya oo daah-furtay bixinta kaararka qaxootiga
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Wasiirka Beeraha oo daah furay tababar 30-dhallinyaro ah lagu barayo cilad bixinta iyo ku shaqeenta cagafta
- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo 300 ka tirsan shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar u wareejiyay Waaxda Nadaafada
- Al-Shabaab oo weeraray hotel ku yaalla Beledweyne
- NISA oo sheegtay in 16 Al-Shabaab ah ay ku dishay Basro
- Falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League
Comments are closed.