Press "Enter" to skip to content

Somaliland oo la wareegtay qaar ka mid ah ciidanka madaniga ee Sanaag

Ceerigaabo — Somaliland ayaa sheegtay inay la wareegtay dufcaddii labaad ee xoogagga madaniga ah ee gobolka Sanaag, kuwaasoo la qorsheeyay in ay ka mid noqdaan ciidamada Somaliland.

Tallaabadan ayaa waxaa muddo u joogay magaalada Ceerigaabo wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, iyo madaxda dhaqanka ee deegaanka.

Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r