Press "Enter" to skip to content

Somaliland oo dayactireysa jidka isku xira bariga iyo galbeedka

Hargeysa — Somaliland ayaa dib u dhis ku samayneysa waddada isku xirta gobalada bariga iyo galbeedka Somaliland, taas oo ah waddo muhiim u ah isu socodka gaadiidka, dadka safarka ah iyo dhaq-dhaqaaqa ganacsiga ee magaalooyinka ay wada marto.

Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland, Cismaan Afgaab Nuur ayaa wariyaha VOA-da ee Hargeysa Xamze Cali Jeesto, uga waramay dhismaha waddadan.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r