Press "Enter" to skip to content

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad

Muqdisho(SONNA):-Waxaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho shirweynaha 3-aad ee Culimada, oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS, kaas oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 300 oo culimo Soomaaliyeed, oo ka kala yimid gobollada dalka, dalalka Afrika, Yurub iyo Mareykanka.

Maalinta labaad ee shirweynaha waxaa diiradda lagu saarayaa horumarka dalka, amniga Caasimadda, guulaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ka gaareen Khawaariijta iyo fidnada ka dhalan karta colaadaha Qabaa’ilka.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r