Press "Enter" to skip to content

Shirweynaha bahda Cadaaladda oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha 1aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed 2025 oo ah madal qaran oo lagu xoojinaayo tayada iyo hufnaanta cadaaladdeed ee dalka.

Shirweynahan ayaa waxaa ka soo qeyb galaya madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamul Gobaleedyada, Bulshada Rayidka ,jaamacadaha iyo Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r