Magaalada Hargeisa waxa lagu soo gabagabeeyey shir lagaga hadlayay isbadalka cimilada iyo amaanka gobolka, kaasi oo ay ka qaybgaleen khubaro ka kala socotay wadamada geeska Africa, kuwaasi oo isugu jiray diblomaasiyiin, khubaro dhinaca amaanka ah iyo waliba aqoonyahano kale.

Shirkii isbadalka cimilada iyo ammaanka gobolka oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.