Press "Enter" to skip to content

Shirkii golaha wasiiradda oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha

Muqdisho(SONNA):- Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen baaq Qaran oo ku socda bulshada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka.

Kulanka oo uu shir Guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhagaystay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan, waxa ayna goluhu Alle uga baryeen shacabka tabaalaysan in uu ka dulqaado dhibaatada.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r