Press "Enter" to skip to content

Shirka xeer-ilaalinta Soomaaliya oo maanta lasoo gaba gabeynayo

Muqdisho — Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya, ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho.

Doodihii shirka ee shalay ayaa waxaa lagu soo bandhigay, arrimo ay ka mid ahaayeen xeeladaha iyo qaababka ay kooxda Al Shabaab ku uruursadaan dhaqaalaha ugu badan ee sida baadda ah ku qaataan shacabka, hababka hantidaasi ay ugu wareegto suuqyada dalka iyo dadka kooxda u maamula ama gacanta ugu haya.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo haya, Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r