Magaalada Garoowe waxaa Sabtidii ka furmay shir ay ka qeyb galayaan saxafiyiin ka socota warbaahinta iyo saraakiisha dhinaca amniga, kaas oo looga hadlayo doorka warbaahinta, dhowrista xorriyadda saxaafadda iyo ka hortagista wararka been abuurka ah.

Shirka suxufiyiinta iyo saraakiisha amniga oo ka furmay Garoowe
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.