Press "Enter" to skip to content

Shacabka Jabuuti oo ka walaacsan wararka been-abuurka

Jabuuti — Warbaahinta Bulshada ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah aaladaha warbaahinta ee ugu saameynta badan dunida casriga ah ee xilligan.

Khubarrada ayaa sheegaya in marka laga soo tago dhinacyada wanaagsan ee Warbaahinta Bulshada, ay jiraan dhinacyo xun. Dalka Jabuuti, qaar ka mid ah bulshada ayaa walaac ka muujinaya wararka been abuurka ah ee lagu faafiyo baraha ay bulshada ku xiriirto.

Warbixintan waxaa Jabuuti kasoo diray Ramadan Muuse Jaamac.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r