Muqdisho — Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga gaaray shaqooyinkii la qabtay.
Kulanka ayaa u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo mas'uuliyiinta xafiiska QM ee Soomaaliya.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdulcasis Barrow.
Comments are closed.