Press "Enter" to skip to content

Saraakiil ka tirsan dowladda oo guddoomay abaalmarin loogu talagalay shaqo wanaagga

Muqdisho(SONNA):-Mas’uuliyiin sare oo ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Gen. Abdullaahi Sh. Ismail Fartaag, Agaasimaha Guud ee HSJ, Mudane Mustafa Duhulow iyo Guddoomiyaha Guddiga Amniga ee Barlamaanka JFS, Mudane Nuur Axmed Diiriye, ayaa guddoonsiiyay Abaalmarino saraakiisha loo aqoonsaday inay sanadkan 2025 kaalin weyn ka qaateen horumarinta iyo isbedelka shaqo ee Hay’adda.

Abaalmarintan waxay u tahay aqoonsi iyo dhiirrigelin dadaalka, hufnaanta, iyo ka go’naanta shaqo ee saraakiisha, taasoo ka tarjumaysa himilooyinka Hay’adda ee horumar waara iyo adeeg tayo leh.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r