Press "Enter" to skip to content

Sanaag: Maleeshiyo beeleed hubkoodii wareejiyey

Madaxweynaha kuxigeenka Somaliland Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa dhaawanahan ku sugnaa gobolka Sanaag si uu xal ugu helo maleeshiyo beeleedyo hubaysnaa ee deegaanka ku dagaalamayey. Madaxweyne kuxigeenka iyo odoyada dhaqanka ayey ugu dambeyn u suuro gashay inay hubka ka dhigaan kooxihii hubaysnaa, sida uu warbixintan ku eegayo wariyaha VOAda ee Hargeysa, Xamse Cali Jeesto.

Comments are closed.