Press "Enter" to skip to content

Safiirka Soomaaliya ee Ukraine oo la kulmay Madaxweynaha dalkaas

Kiev (SONNA): Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doono dalka Ukraine mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Ukraine mudane Volodymyr Zelenskyy.

Madaxweynaha dalka Ukraine ayaa safiirka ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga safiirnimo, isagoo si weyn ugu mahadceliyay Soomaaliya, waxana uu bogaadiyay xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada dal.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r