Press "Enter" to skip to content

Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay agaasimayaal cusub

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Adeegyada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XJFS u magacaabay Mudane Maxamed Isaaq Cabdinuur iyo Agaasimaha Guud ee Horumarinta Waxbarashada Farsamada Gacanta iyo Xirfadaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda JFS u magacaabay Marwo Xabiibo Cali Maxamed.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Mudane Maxamed iyo Marwo Xabiibo kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r