Press "Enter" to skip to content

Puntland oo saldhigyo hor leh ka qabsatay Daacish

Ciidamada Puntland  ayaa maanta sheegay in kooxda Daacish ay ka qabsadeen saldhigyo ku yaalla buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidmada Puntland ayaa VOA u sheegay in saldhigyadan ay horay  duqaymo uga gaysteen  Maraykanka iyo Imaaradku.

Faadumo Yaasiin Jaamac  weriyaha VOA  ayaa warkaan nooga soo dirata Boosaso.

 

Comments are closed.

T a g e e r