Nairobi(SONNA):-Waxa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi Bandhigga Dhaqanka iyo Farshaxanka Soomaaliyeed 2025 kaas oo ka socon doona Mall-ka Two Rivers Mall. Bandhigaan…
wargeys.com
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga, ayaa ku dhawaaqay jadwalka…
Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta SoDMA ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hay’adda Plan International, kaas oo ay…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Nidaamka Maareynta Macluumaadka…
Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Cabdi Cusmaan Cabdullaahi iyo Gallad Axmed Xuseen, sidoo kale Ayuub Maxamed Cabdi ayey maxkamaddu…
Matabaan(SONNA):-Wasiir dowlaha Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle, Dr. Xasan Cadaay, ayaa kormeer shaqo ku sameeyay qaar ka mid ah dugsiyada degmada Matabaan ee…
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jibriil Ibraahim C/Lle ayaa kulan heer sare ah la qaatay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka…
Tangier(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo weli ku guda jira howlihii shaqo ee uu u joogay Boqortooyada Morooko, ayaa maanta…
Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladdu ay mas’uul ka…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir heer wasiir ah oo…

